Haddii aad jeceshhay in afkaaga hooyo in wareegtadaan laghu tarjumo ama aad rabtid turjubaan ku soo raaca ballamada laguu sameeyo, fadlan la xiriir telefoonka xafiiskan 874-8730.